Somalia And Word Human Rigts Watch Day + Pictures
A meeting, which was held for the students of Mogadishu Universities in Banaadir region, was entitled, “Let everyone know, violence against woman is a...
Gudomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Mudane Mohamed Yabooh ayaa manta soo
Gudomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Mudane Mohamed Yabooh ayaa manta soo xeraya Shir socday muddo 3maalin ah. Waxaana loo qabtay dhallinyarada Gobolka banaadir....
Qorshaha Doorashooyinka Qaranka iyo dhalinyarada gobolka Banaadir oo…….
Gobolka Waxaa xarunta dhalinyarada gobolka Benadir ee #Mogadishu_one_stop_youth_center maanta lagu qabtay tababar muhiim ah oo looga hadlayay Doorashooyinka qaranka (National Election), Tababarkaan oo cinwaankiisu...
SHIRWEYNE DHEXMARAY DHALINYARADA G.BANAADIR IYO URURADA KAHAWLGALA CAASIMADDA DALkA E MUQDISHO
SHIRWEYNE DHEXMARAY DHALINYARADA G.BANAADIR IYO URURADA KAHAWLGALA CAASIMADDA DALkA E MUQDISHO
Kulan ay soo qaban qaabiyeen dhalinyarda G/Banaadir kaasoo looga arinsanayay adkeynta xiriirka Dhalinyarada Gobola...
Tababarka Xirfad Barista Dhalinyarada oo La Bilaabey
Waxaa maanta 10/October/2016 si rasmi ah loo bilaabay tababarka la siinaayo dhalinyarada, tababarkaas oo lagu baraayo xirfadaha ay ku shaqeysan karaan. Xirfadaha la...
Tartanka fanka ayaa wali si xiiso leh uga socdo Dagmooyinka G.banaadir.
Tartan faneedka Dhalinyarada 17Dagmo ee G.banaadir oo wali si xiiso leh uga socdo Dagmooyinka G.banaadir.
Waxaa la soo gaba gabeeyay wareegii koowaad ee Tartanka Waxaana...
Gudoomiyaha dhalinyarada gobolka Benadir mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa maanta……
Gudoomiyaha dhalinyarada gobolka Benadir mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa maanta ka qeyb galay daah-furka Tababarka maamulka iyo maareynta xafiisyada oo lagu qabtey hoolka tababarada...
Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Benadir Mudane Cabdikafi Maxamuud Makaraan ayaa Xarunta Dhalinyarada Gobolka Benadir...
Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Benadir Mudane Cabdikafi Maxamuud Makaraan ayaa Xarunta Dhalinyarada Gobolka Benadir ku soo xirey tababar ay ka faa'iideysanayeen qaar ka mid...
kulan Wada tashi ah oo looga hadlayay Siyaasad dajinta dhalinyarada qaranka soomaaliyeed
Waxaa maanta ka dhacay aqalka dowlada hoose ee xamar kulan Wada tashi ah oo looga hadlayay Siyaasad dajinta dhalinyarada qaranka soomaaliyeed waxoona udhexeeyay wasaarada...
Wasiirka wasaaradda Dhalinyarada iyo Cayaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Barre Maxamuud ayaa maanta ...
Wasiirka wasaaradda Dhalinyarada iyo Cayaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Barre Maxamuud ayaa maanta ka qeyb galay shirka Wasiirrada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee dalalka...










