“The Mogadishu One Stop Youth Centre is a
“The Mogadishu One Stop Youth Centre is a #symbol of hope that offers us a #physical_space that we can tailor to meet our needs....
Maalinta Dhalinyarada ee Caalamiga ee ku asteeysan 12 Aug, 2015
Ururka dhalinyarada gobalka Banaadir oo soo qaban qaabiyay munaasabada lagu xusayay maalinta dhalinyarada Aduunka ayaa waxaa lagu qabtay aqalka dowladda hoose ee...
Xildhibaan Dalxa
xarunta dhalinyarada 22
Degmada Kaaraan oo lagu soo gabagabeeyay tartan K/Cagta ah + Sawirro
Garoonka K/Cagta ee Degmada Kaaraan waxaa lagu soo gabagabeeyay tartan Isboorti oo dhex maray kooxo ka socday waaxyaha degmadaasi ay ka kooban tahay, iyadoo...
Barnaamijka Isxilqaan
Dhalinyarada Degmoyinka Gobolka Banaadir iyo Maamulka Degmada Howlwadaag Oo is kaashanaya waxeey maanta olole Bilic soo celin ah Ka fuliyeen Degmada Howl-Wadaag oo Shalay...
Shirka isbuuclaha ah ee dhalinyarada gobolka Benaadir oo dhacay.
Kulankan waxaa shir guddoominayey gudoomiyaha dhalinyarada G/Benaadir Md Abdikafi Mohamoud Makaraan, waxaana kasoo qeybgalay guddoomiyayaasha dhalinyarada ee degmooyinka gobolka Benaadir.
Intii uu kulanka socday waxaa...
Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Benadir Mudane Cabdikafi Maxamuud Makaraan ayaa maanta usoo xiray dhamaan dhalinyarada...
Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Benadir Mudane Cabdikafi Maxamuud Makaraan ayaa maanta usoo xiray dhamaan dhalinyarada ka faa'iideysatay oo dhameystay tabaabaradii maalmahaan ka socday xarunta dhalinyarada...
Gudoomiyaha dhalinyarda gobolka Banaadir Mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa Maanta degmada Howlwadaag ka...
Gudoomiyaha dhalinyarda gobolka Banaadir Mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa Maanta degmada Howlwadaag ka fulinay Bernaamijka Diiwaangalinta xogta dhalinyarada Gobolka Banaadir, Si loogu faa'iideeyo fursadaha...
Doorka dhalinyarada ee nabadda iyo doorashooyinka dalka ayaaa maanta waxa uu ka furmay………
Gudoomiyaha Dhalinayarada Gobolka Banaadir Mudane Cabdikafi Maxamuud Makaraan ayaa Maanta u daah durey Dhallinyarada Degmoyinka Gobolka Banaadir ( Workshop)
tababar ku Saabsan Doorka Dhalinyarada...
Core values
Core values
Integrity: We behave in compliance with our mission, being honest and transparent in our activities.
Voluntary service: We participate in our activities with...







