Taageerida iyo Garab istaaga Dhalinyarada ee Agoonta wiilasha Karaaan……

0
Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Benadir Mudane Cabdikafi Maxamuud Makaraan ayaa maanta qeyb ka ahaa booqasho ay kuwada tageen madax kala duwan sida Xildhibaanad...

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Moqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed Omar Filish ayaa...

0
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Moqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed Omar Filish ayaa maanta daah-furay ololaha la dagaalanka Caabuqa Covid19 Ee gobolka banaadir,...

Ururka Dhalinyarada Degmada Shibis

0
Gudomiyaha Dhalinyarada Gobolka Banaadir Mudane Abdi Kafi Mohamuud Makaraan & Gudomiyayasha ururada Dhalinyarada Degmoyinka ayaa manta Ka qeyb galay kulan loga hadlayo soo Noleenta...

Gudoomiyaha dhalinyarda gobolka banaadir mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa galabta degmada….

0
Gudoomiyaha dhalinyarda gobolka banaadir mudane Cabdikafi maxamuud Makaraan ayaa Galabta Degmada Yaaqshiid ugu qayb galay 120 Caruur Agoonta ah ay dhaleen Ciidanka U dhintay...

Gudoomiyaha dhalinyarada gobolka Benadir Mudane Cabdikafi Maxamuud Makaraan ayaa maanta Xarunta Dhallinyarada Gobolka...

0
Gudoomiyaha dhalinyarada gobolka Benadir Mudane Cabdikafi Maxamuud Makaraan ayaa maanta Xarunta Dhallinyarada Gobolka Banaadir ku Daah Furay Tababar ku saabsan Awood siinta Dhallinyarada,...

Gudomiyaha dhalinyarada Gobolka Banaadir oo manta boqday dhalinta darbi jifta ah

0
  Sida an ognahay waxa jira dhalinyaro derbi jiif ah o an heysan wax hoy ah ama waxbarasho Manta waxa booqday Gudomiyaha dhalinyarada...

Gudoomiyaha dhalinyarada gobolka Benadir mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa Maanta shir gudoomiyey shirka……….

0
Gudoomiyaha dhalinyarada gobolka Benadir mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa Maanta shir gudoomiyey shirka isbuuclaha ah ee udhaxeeya Gudoomiyaasha Dhalinyarada Degmooyinka Gobolka banaadir iyo konsolka...

Kulanka wadatashiga Dhalinyarada Gobolka Benaadir iyo Dhalinayarada Qaranka Somaliyed

0
Kulanka Wada tashiga Dhalinyarada Gobolka Banaadir iyo Golaha Dhalinyarada Qaranka ayaa maanta lagu qabtay Aqalka Dowladda Hoose ee xamar Kulankaan ayaa waxa goobjoog ka...

Gudoomiyaha dhalinyarda gobolka banaadir mudane Cabdikafi Maxamuud Makaraan iyo qaar ka mid ah gudoomiyaasha...

0
Gudoomiyaha dhalinyarda gobolka banaadir mudane cabdikafi maxamuud makaraan ayaa maanta booqasho ku tagay degmada deyniile, ujeedka socdaalka ayaa ahaa wacyi-galinta ololaha la dagaalanka caabuqa...

C/WELI SH. AXMED: “Dhalinyarooy ka fogaada Qabyaalad, Mustaqbalkiinana ka fekera”

0
  Ra’iisal Wasaare C/weli Shiikh Axmed Maxamed oo sii haya Xilka Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya ayaa farriin muuqaal ah oo laga soo duubay, wuxuu baaq ugu...