the basic computer training targets the development of the skills level of youths,

0
The development and empowerment of youths is one of develop Somalia's priorities, the basic computer training targets the development of the skills level...

Wasiirka Dhalinyarda & Gudomiyaha Gobolka Benaadir ayaa si wada jir ah u furay tartanka...

0
Wasaarada Ciyaaraha iyo Isportska ee Xukuumada Fedraalka Soomaaliya oo kaa shaneysa Maamulka Gobolka Benaadir iyo Xiirirka Olympics Soomaaliyed ayaa waxey maanta si rasmi...

boqosada kigali

0
  Boshadii aan ku tagnay Rwaanda ayaa ugu horeyn la kulanay wasiirka wasaarada dhalinyarada iyo ICT  wasarada dhalinyarada & ICT Waxaan halkaas kula...

Guddoomiyaha dahalinyarada G/Benaadir oo dhiirrigeliyey dhalinyarada degmada Xamar weyne.

0
Guddoomiyaha dhalinyarada gobolka Benaadir Md Cabdikaafi Maxamuud Makaraan ayaa kulan dhiirrigelin ah la qaatay dhalinyarada degmada Xamarweyne, isagoo u sheegay iney ka qeyb qaataan...

Kulan looga hadlayay Ammaanka iyo Waxbarashada oo Maanta lagu qabtay Degmada Kaaraan ee Muqdisho...

0
Kulan looga hadlayay ammaanka iyo waxbarashada ayaa maanta ka dhacay degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir, kaasoo ay ka qayb-galeen mas'uuliyiin maamulka gobolka ka tirsan,...

Gudoomiyaha dhalinyarda gobolka banaadir mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa maanta deeq ka timid dhalinyarada…

0
Gudoomiyaha dhalinyarada gobolka Benadir  mjdane Cabdikafi Maxamuud Makaraan  ayaa Deeq Ka Timid Dhalinyarada Jaaliyada soomaaliyeed ee dalka Turkiga Gaar ahaan Ururuka ardayda Soomaliyeed ee...

Kallan lagu taageerayay Ansixinta Gollaha Wasiiradda ee Cusub ayaa waxaa lagu qabtay xarunta...

0
Waxaa maanta xarunta Dhalinyarada Gobolka Benadir lagu qabtay kulan lagu taageerayay  Dhismaha iyo ansixinta golaha Wasiirada oo ugu dambeyn Xildhibaannada ay wadar oggol ku...

Gudoomiyaha dhalinyarda G/ Banadir oo Shir gudoomiyey kulankii isbuuclaha ahaa ee dhalinyarada Gobolka Benadir

0
Gudoomiyaha dhalinyarda gobolka banaadir mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa Maanta shir gudoomiyay Kulanka isbuuclaha ahaa ee shirka gudoomiyaasha dhalinyarada degmooyinka gobolka banaadir oo markiisii 2aad...

Dood cilmiyeed looga hadlayay hadafka ay hiigsanayaan dhalinyarada oo lagu qabtay Muqdisho + Sawirro

0
Dood cilmiyeed looga hadlayay yoolka ay hiigsanayaan dhalinyarada 17-ka degmo ee Gobolka Banaadir ayaa manta lagu qabtay magaalada Muqdisho, iyadoo dood cilmiyeedkan lagu soo...