Wasiirka wasaaradda Dhalinyarada iyo Cayaaraha Xukumadda Federaalka  Soomaaliya Mudane  Maxamed Barre Maxamuud ayaa maanta ...

0
Wasiirka wasaaradda Dhalinyarada iyo Cayaaraha Xukumadda Federaalka  Soomaaliya Mudane  Maxamed Barre Maxamuud ayaa maanta  ka qeyb galay  shirka Wasiirrada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee dalalka...

Gudoomiyaha dhalinyarada gobolka Benadir mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa galabta ka qeyb galay Xaflad...

0
Gudoomiyaha dhalinyarada gobolka Benadir mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa galabta ka qeyb galay Xaflad aad loo soo agasimey oo ay aheyd soo dhawayn iyo...

Gudoomiye ku xigeenka gobolka Banaadir oo ka qayb galay kulan wada tashi ah oo...

0
Gudoomiye ku xigeenka gobolka Banaadir oo ka qayb galay kulan wada tashi ah oo dhalinyarada gobolka ku yeesheen+SAWIRO.   Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Somalia ayaa...

Kulan looga hadlayay Ammaanka iyo Waxbarashada oo Maanta lagu qabtay Degmada Kaaraan ee Muqdisho...

0
Kulan looga hadlayay ammaanka iyo waxbarashada ayaa maanta ka dhacay degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir, kaasoo ay ka qayb-galeen mas'uuliyiin maamulka gobolka ka tirsan,...

C/WELI SH. AXMED: “Dhalinyarooy ka fogaada Qabyaalad, Mustaqbalkiinana ka fekera”

0
  Ra’iisal Wasaare C/weli Shiikh Axmed Maxamed oo sii haya Xilka Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya ayaa farriin muuqaal ah oo laga soo duubay, wuxuu baaq ugu...

Gudoomiyaha dhalinyarda gobolka banaadir mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa maanta daah-furey kambanigaan AG...

0
Gudoomiyaha dhalinyarda gobolka banaadir mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa maanta  daah-furey kambanigaan AG Nutrition Somalia Xaruntiisa Muqdisho, kaambanigaan oo ah company shaqa abuur iyo...

BARYA Goals

0
BARYA Goals   BARYA strives to work towards the realization of the fallowing goals   Youth mobilization and awareness Promote youth transformation and change Education and Capacity Building for youth Advocate...

the basic computer training targets the development of the skills level of youths,

0
The development and empowerment of youths is one of develop Somalia's priorities, the basic computer training targets the development of the skills level...

Safiirka Sweden u qaabilsan dalka Somalia oo maanta booqday xarunta dhalinyarada gobolka Banaadir+SAWIRO

0
Safiirka Dalka Sweden u Fadhiya Somalia Mr.Mikael Lindvall ayaa Maanta Kormeer Ku Yimid Xarunta Dhalinyarada Gobolka Banaadir oo dhismaha wajigeeda 1-aad La bilaabay. Gudoomiye Ku Xigeenka...

Madaxweynaha oo Xalay Ka Qeybgalay Munasabad ay Soo Agaasimeen Ururka Dhallinyaradda G/Banaadir

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, ayaa caawa dhallinyarada Soomaaliyeed ee gobolka Banaadir kala hadlay munaasabad ka dhacdey magaalada Muqdsiho, taas oo u jeedkeedu ahaa in...