Daah Furka Ololaha Canshuuraha
"Daah furka Ololaha Canshuurtu waa Ceymis""
Barnamijka Wacyi Galinta Bulshada oo Manta lagu Qabtay Xarunta Aqalka Dowlada Hoose ee Xamar Ololaha Canshuurtu waa Ceymis...
Barnaamijka U istaag #Dadka, #Dalka iyo #Diinta ma ahan Siyaasad, qofna laguma taageerayo,...
Barnaamijka U istaag #Dadka, #Dalka iyo #Diinta ma ahan Siyaasad, qofna laguma taageerayo, qafna laguma eedeeyo.
____________________________________________
Ururka Dhalinyarada Gobolka Banaadir oo uu horkacayo...
Dhallinyarada Gobolka Banaadir oo Fariin udiray walaalahood ka tirsan Shabaab + Sawirro
Dood cilmiyeed ay soo qaban qaabisay Hey’adda CCD ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho, kaasoo ay ka qeyb galeen boqolaal dhalinyaro ka socday 17-ka...
Guddoomiye Gobolka Banaadir oo koob guddoonsiiyay cayaartooyda degmada Boondheere “SAWIRRO”
Tartankan oo uu soo qaban qaabiyay Maamulka Gobolka Banaadir, ayaa loo qabto 17-ka degmo ee Gobolka Banaadir, waxaana uu ahaa mid ka qeyb qaadanayay...
Kulan lagu taageerayo Ra’iisal Wasaare Cumar C/rashiid oo xalay ka dhacday Muqdisho + Sawirro
Magaalada Muqdisho waxaa markii ugu horeysay xalay ka dhacay kulan ballaaran oo lagu taageerayo Ra'iisal Wasaaraha cusub Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke, kulankaasi oo uu...
Gudoomiyaha dhalinyarada gobolka Benadir oo maanta ka qeyb galay xaflad Qalin Badalshada……
Gudoomiyaha dhalinyarada gobolka Benadir mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa Manta ka qeyb galay xaflad Qalin Badalshada Xirfada Gacanta oo maanta dhameysatay ku dhawaad #60...
Degmada Kaaraan oo lagu qabtay kulan lagu soo dhoweynayo maamulka cusub + Sawirro
Kulan wadatashi iyo Isbarasho ah uu soo qabanqaabiyay ururka dhalinyarada Degmada Kaaraan oo gacan ka helay Hay’ada Wadahadalka Bulshada “CCD” ayaa waxaa lagu qabtay...
XAFLAD SANAD GUURADII 6 AAD EE URURKA DHALINYARADA DEGMADA WADAJIR EE GOBOLKA BANAADIR
Xaflad sanadguradii ka soo waregatay 6 sano aaskii ururka dhalinyarada degmada wadajir
Ayaa waxaa ka qeyb galay Gudomiyaha Dhallinyarada Gobolka Banaadir Md Abdikafi mohamuud makaraan...
Madaxweynaha: ‘’Doorashada sannadkan dhacaysa waa cashar ay shacabku ka baranayaan dimoqraadiyadda”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Soomaaliya 47 kadib ay dhacayso doorasho, tallaabadaasina ay dhiirigelineyso dib u soo...
Computer_Skills_Training_Series
#Ogeysiis #Ogeysiis ...










