Gudd. C/Kaafi: “Waxaan baaq iyo mahad celin muhiim ah u dirayaa Dhallinyarada G/Banaadir”

0
Guddoomiyaha dhallinyarada maamulka G/Banaadir C/Kaafi Maxamuud ayaa baaq ka kooban dhowr qodob waxa uu u diray dhallinyarada gobolka ku dhaqan, isagoona ku ammaanay dhallinyarada...

Tababar lagu Baranayay Xog aruurin Ganacsi oo labaray 30 Dhalinyaro oo ka dhacay Degmada...

0
Tababarkaan ayaa waxaa soo qabanqaabiyaya Maamulka Dowladda Hoose ee Xamar iyadoo uu ujeedkiisu ahaa in loo tababaro habka arurinta Xogta Ganacsi dhalinyaro ka kala...

Tartan faneedka Horumarinta Halabuurka Iyo Hidaha iyo Dhaqanka Soomaaliyeed

0
Tartan faneedka Horumarinta Halabuurka Iyo Hidaha iyo Dhaqanka Soomaaliyeed oo ay ku tartamaayaan Dhalinyarada 17 Dagmo ee Gobalka Banaadir waxaana soo qaban qaabiyay Xafiiska...

Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Banaadir Mudane Cabdikafi Maxamuud Makaraan ayaa Maanta daah-furey tababar aqoon kororsi...

0
Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Banaadir Mudane Cabdikafi Maxamuud Makaraan ayaa Maanta daah-furey tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan (financial literacy) Aqoonta Maaliyadeed, taas oo...

Cabdikaafi Maxamuud Makaraan oo loo doortay gudoomiyaha dhallinyarada gobolka Banaadir

0
Doorasho  ka dhacaday Xurunta  Maamulka Gobolka Benaadir ee Magaalada Muqdisho  oo ay ka soo qeyb galeen Gudoomiyayaasha  dhalinyarada degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa waxaa Gudoomiye...

Gudoomiyaha dhalinyarda gobolka banaadir mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa Manata Xafiiska Xarunta Dhallinyarada Gobolka...

0
Gudoomiyaha dhalinyarda gobolka banaadir mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa Manata Xafiiska Xarunta Dhallinyarada Gobolka Banaadir Kulan kula Qaatay Gudomiyaha #Madasha_Ololaha_Matalaada_Dhalinyarada Soomaaliyeed mudane Mohamed Mohamud...

GUDOOMIYAHA URURKA DHALINYARADA GOBOLKA BANAADIR AYAA KA QEYB GALAY XAFLAD EE...

0
GUDOOMIYAHA URURKA DHALINYARADA GOBOLKA BANAADIR AYAA KA QEYB GALAY XAFLAD EE SOO QABAN QABIYEN ARDAYDA MIDOWGA JAAMACADAHA Xaflad oo ka soo qeyb galeen masuulin fara...

Kulanka wacyi galinta iyo is dhaxgalka Dhalinyarada Degmada Hodon

0
Kulanka wacyi galinta iyo is dhaxgalka Dhalinyarada Degmada hodon Ayaa manta lagu qabtay Degmada hodon waxaan Ka qeyb galay Maamulka Dhalinyarada Gobolka Banaadir...

XAFLAD LAGU TAGEERAYO MADAXWEYNAHA JFS MUDANE MAHAMED ABDULLAHI (FARMAAJO)

0
Xaflad lagu taagerayo madaxwaynaha JFS Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maalinimadii shalay lagu qabtay magaalada moqdisho. Xafladaan oo ay soo qaban qaabiyeen dhalinyarda gobalka...

Computer_Skills_Training_Series

0
#Ogeysiis #Ogeysiis ...