Xaflada sanad guurada Gudoomiyaha Gobolka banaadir ahna duqa magaalada moqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed...

0
Xaflada sanad guurada Gudoomiyaha Gobolka banaadir ahna duqa magaalada moqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed Cumar filish oo xalay ka dhacdey xarunta dhalinyarada gobolka banaadir...

Maalinta Dhalinyarada ee Caalamiga ee ku asteeysan 12 Aug, 2015

0
Ururka dhalinyarada gobalka Banaadir oo soo qaban qaabiyay munaasabada lagu xusayay maalinta dhalinyarada Aduunka ayaa waxaa lagu qabtay aqalka dowladda hoose ee...

Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Benadir Mudane Cabdikafi Maxamuud Makaraan ayaa maanta waxa uu daah-furey

0
Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Benadir Mudane Cabdikafi Maxamuud Makaraan ayaa maanta waxa uu daah-furey tababar muhiim ah oo looga hadlayay saameynta uu ku leeyahay muqaadaraadka...

Gudomiye Kuxigeenka 1aad Ahna Maamulka iyo Maaliyada

0
Gudomiye Kuxigenka Maamulka iyo Maaliyada Gobolka Banadir Mudane C/qadir Mahamed Mohamud iyo Gudomiye Kuxigenka Howlaha Guud Mudane Farax Abdi Diini Iyo Gudomiye kuxigenka Arrimaha...

Shirka isbuuclaha ee dhalinyarada Gobolka Benaadir

0
Kulanka isbuuclaha ee dhalinyarada Gobolka Benaadir ayaa manta kadhacay Aqalka Dowlada Hoose ee Muqdisho Waxaana shir Gudominayay Gudomiyaha Dhaliyarada Gobolka benaadir Md Abdikafi Mohamuud...

We’re delighted to welcome the @UNFPA_SOMALIA a delegation to @MOSYC11 led by @niyioju….

0
We're delighted to welcome the @UNFPA_SOMALIA a delegation to @MOSYC11 led by @niyioju senior official from @UNFPA. We made more discussion in inclusive...

Gudoomiyaha dhalinyarda gobolka banaadir mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa galabta degmada….

0
Gudoomiyaha dhalinyarda gobolka banaadir mudane Cabdikafi maxamuud Makaraan ayaa Galabta Degmada Yaaqshiid ugu qayb galay 120 Caruur Agoonta ah ay dhaleen Ciidanka U dhintay...

War-Murtiyeedka Shirka Horumarinta Dhalinyarada iyo Haweenka Gobalka Banaadir 2022

0
Shir sanadeedka 2aad ee Gobalka Banaadir kaa oo looga hadlayey arrimaha horamarinta Haweenka iyo Dhalinyarada ayaa lugu qabtay Muqdisho inta u dhaxeysay 22-23-da bisha...

Guddoomiye C/Kaafi oo booqday xafiiska dhallinyarada Deg. Shibis (Daawo Sawirada)

0
Guddoomiyaha dhallinyarada gobolka Banaadir C/Kaafi Maxamuud ayaa booqday xafiiska dhallinyarada degmada Shibis, waxaana halkaasi ku soo dhoweeyay Guddoomiyaha xafiiskaas C/Kariin Xuseen Ibraahim iyo xubno...