Shirka isbuuclaha ee dhalinyarada Gobolka Benaadir
Kulanka isbuuclaha ee dhalinyarada Gobolka Benaadir ayaa manta kadhacay Aqalka Dowlada Hoose ee Muqdisho Waxaana shir Gudominayay Gudomiyaha Dhaliyarada Gobolka benaadir Md Abdikafi Mohamuud...
We’re delighted to welcome the @UNFPA_SOMALIA a delegation to @MOSYC11 led by @niyioju….
We're delighted to welcome the @UNFPA_SOMALIA a delegation to @MOSYC11 led by @niyioju senior official from @UNFPA. We made more discussion in inclusive...
Gudoomiyaha dhalinyarda gobolka banaadir mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa galabta degmada….
Gudoomiyaha dhalinyarda gobolka banaadir mudane Cabdikafi maxamuud Makaraan ayaa Galabta Degmada Yaaqshiid ugu qayb galay 120 Caruur Agoonta ah ay dhaleen Ciidanka U dhintay...
Kulanka wacyi galinta iyo is dhaxgalka Dhalinyarada Degmada Hodon
Kulanka wacyi galinta iyo is dhaxgalka Dhalinyarada Degmada hodon
Ayaa manta lagu qabtay Degmada hodon waxaan Ka qeyb galay Maamulka Dhalinyarada Gobolka Banaadir...
Dood Cilmiyeed looga hadlaayay sida Dhallinyarada Soomaaliyeed ay u sameysan lahaayeen Dallad oo ka...
Magaalada Marka oo ka tirsan gobolka Sh/hoose waxaa maanta ka dhacay dood cilmiyeed ay isugu yimaadeen dhallinyaro ka kala socotay magaalooyinka Muqdisho, Marka iyo...
Taageerida iyo Garab istaaga Dhalinyarada ee Agoonta wiilasha Karaaan……
Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Benadir Mudane Cabdikafi Maxamuud Makaraan ayaa maanta qeyb ka ahaa booqasho ay kuwada tageen madax kala duwan sida Xildhibaanad...
Gudomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Mudane Mohamed Yabooh ayaa manta soo
Gudomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Mudane Mohamed Yabooh ayaa manta soo xeraya Shir socday muddo 3maalin ah. Waxaana loo qabtay dhallinyarada Gobolka banaadir....
Gudoomiyaha dhalinyarada gobolka Benadir mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa maanta waxa uu………
Gudoomiyaha dhalinyarada gobolka Benadir mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa maanta waxa uu Xarunta Dhallinyarada Gobolka banaadir Ku qaabilay Ex. Gudomiyihii Hore Dhallinyarada Dowlada Gobleedka...
Bernaamijka wacyi-galinta Caabuqa Covid19 ee dhalinyarada gobolka Benadir iyo dhalinyarada mutadawiciinta ah ee...
Gudoomiyaha dhalinyarda gobolka banaadir mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa maanta kulan kula yeeshay xafiiskiisa ee xarunta dhalinyarada gobolka banaadir ee Mogadishu One Stop Youth...
Gudoomiye Kuxigenka Arimaha Bulshada G/Banaadir oo ka qeyb galay kulan isku xirka dhalinyarada G/Banaadir
Gudomiya kuxigenka Arimaha Bulshada ee Gobolka Banaadir Imaan nuur igar & Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Banaadir Cabdi Kaafi Maxamuud Makaraan ayaa ka qeyb galay Munaasabad...