Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Moqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed Omar Filish ayaa...
                    Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Moqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed Omar Filish ayaa maanta daah-furay ololaha la dagaalanka Caabuqa Covid19 Ee gobolka banaadir,...                
            Bernaamijka wacyi-galinta Caabuqa Covid19 ee dhalinyarada gobolka Benadir iyo dhalinyarada mutadawiciinta ah ee...
                    Gudoomiyaha dhalinyarda gobolka banaadir mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa maanta kulan kula yeeshay xafiiskiisa ee xarunta dhalinyarada gobolka banaadir ee Mogadishu One Stop Youth...                
            Gudoomiye Kuxigenka Arimaha Bulshada G/Banaadir oo ka qeyb galay kulan isku xirka dhalinyarada G/Banaadir
                    Gudomiya kuxigenka Arimaha Bulshada ee Gobolka Banaadir Imaan nuur igar & Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Banaadir Cabdi Kaafi Maxamuud Makaraan ayaa ka qeyb galay Munaasabad...                
            Gudoomiyaha Dhalinyarda Gobolka banaadir Mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa maanta soo xirey tababar muddo...
                    Gudoomiyaha Dhalinyarda Gobolka banaadir Mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa maanta soo xirey tababar muddo 2maalin ah oo qaar ka mid ah dhalinyarada 
jaamacadaha ugu...                
            Shirka isbuuclaha ah ee dhalinyarada gobolka Benaadir oo dhacay.
                    Kulankan waxaa shir guddoominayey gudoomiyaha dhalinyarada G/Benaadir Md Abdikafi Mohamoud Makaraan, waxaana kasoo qeybgalay guddoomiyayaasha dhalinyarada ee degmooyinka gobolka Benaadir.
Intii uu kulanka socday waxaa...                
            Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda Muqdisho Mudane Yusuf xusein jimcale ayaa la ciiday...
                    Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda Muqdisho Mudane Madaale ey Wehliyaan Wasiiro Xildhibano Ayaa Manta Xarunta Dhalinyarada Gobolka Banaadir Mogadisho One Stop Youth Center...                
            Gudoomiyaha Hey’adda CCD oo maanta la kulmay Gudoomiyeyaasha Dhalinyarada degmooyinka G/Banaadir + Sawirro
                    Gudoomiyaha Hey’adda Wada hadalka bulshada ee CCD Mudane Ciise Axmed Cumar ayaa maanta magaalada Muqdisho kula kulmay Gudoomiyeyaasha Dhalinyarada ee 17-ka Gobolka Banaadir, iyadoo...                
            Dhalinayarada Gobolka Banaadir oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Dhalinayarada G/Banaadir Mudane Cabdikafi Maxamuud Makaraan...
                    
Dhalinayarada Gobolka Banaadir  oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Dhalinayarada G/Banaadir Mudane Cabdikafi Maxamuud Makaraan ayaa maanta Magaalada Muqdisho waxa ay ku qabteen Munaasabada Xuska...                
            Degmada Hodon oo ka dhacay kulan dhallinyaro, loogana hadlay arrimo muhiim ah + Sawirro
                    Urur ka shaqeeya arrimaha dhallinyarada oo hoos taga Maamulka Gobolka Banaadir ayaa degmada Hodon ku qabtay kulan ay ka soo qeyb galeen boqolaal dhallinyarada...                
            Degmada Kaaraan oo lagu qabtay kulan lagu soo dhoweynayo maamulka cusub + Sawirro
                    Kulan wadatashi iyo Isbarasho ah uu soo qabanqaabiyay ururka dhalinyarada Degmada Kaaraan oo gacan ka helay Hay’ada Wadahadalka Bulshada “CCD” ayaa waxaa lagu qabtay...                
            
			








