Dhalinayarada Gobolka Banaadir oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Dhalinayarada G/Banaadir Mudane Cabdikafi Maxamuud Makaraan...

0
Dhalinayarada Gobolka Banaadir oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Dhalinayarada G/Banaadir Mudane Cabdikafi Maxamuud Makaraan ayaa maanta Magaalada Muqdisho waxa ay ku qabteen Munaasabada Xuska...

Dood cilmiyeed looga hadlayay hadafka ay hiigsanayaan dhalinyarada oo lagu qabtay Muqdisho + Sawirro

0
Dood cilmiyeed looga hadlayay yoolka ay hiigsanayaan dhalinyarada 17-ka degmo ee Gobolka Banaadir ayaa manta lagu qabtay magaalada Muqdisho, iyadoo dood cilmiyeedkan lagu soo...

Gudoomiye Ku Xigeenka Maamulka Iyo Maaliyada Gobolka banaadir mudane Ahmed Xasan imaan Ayaa Qeeb...

0
Gudoomiye Ku Xigeenka Maamulka Iyo Maaliyada Gobolka banaadir mudane Ahmed Xasan imaan Ayaa Qeeb kamid ah dhalinyarada gobolka banaadir Kulan soo dhameeyn ah ugu...

XAFLAD LAGU TAGEERAYO MADAXWEYNAHA JFS MUDANE MAHAMED ABDULLAHI (FARMAAJO)

0
Xaflad lagu taagerayo madaxwaynaha JFS Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maalinimadii shalay lagu qabtay magaalada moqdisho. Xafladaan oo ay soo qaban qaabiyeen dhalinyarda gobalka...

Barnaamijka Isxilqaan

0
Dhalinyarada Degmoyinka Gobolka Banaadir iyo Maamulka Degmada Howlwadaag Oo is kaashanaya waxeey maanta olole Bilic soo celin ah Ka fuliyeen Degmada Howl-Wadaag oo Shalay...

Muxuu yahay socdaalka Gudoomiyaha Dhalinyarada gobolka Benadir Mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan uu ku tagay...

0
Gudoomiyaha dhalinyarada gobolka Benadir mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa ku booqdey degmooyinka kala ah Yaaqshiid , Shangaani, C/caziiz, Bondheere iyo deegaanka Garisballey, eyadoona laga...

Kulanka wadatashiga Dhalinyarada Gobolka Benaadir iyo Dhalinayarada Qaranka Somaliyed

0
Kulanka Wada tashiga Dhalinyarada Gobolka Banaadir iyo Golaha Dhalinyarada Qaranka ayaa maanta lagu qabtay Aqalka Dowladda Hoose ee xamar Kulankaan ayaa waxa goobjoog ka...

Gudomiyha Gobolka Banadir Ahna Duqa Magalada Muqdisho ayaa manta dhagax dhigay xarun cusub

0
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale oo Manta Dhagax Dhigay Goob Loogu tala Galay in ay ku Nastaan Dhalinyarada...

xaflad qalijabin o ay ka qeyb galeyn ma’uuliyiin kala duwan o ah heer...

0
Xaflad ay ku qalinjabinayeen 500-Arday oo dhameystay waxabarshada heerka Koowaad ee jaamacadda Jobkey islamarkaana ka baxay kuliyadaha kala duwan ee Jaamacaada leyadahay ayaa waxaa...

Cabdikaafi Maxamuud Makaraan oo loo doortay gudoomiyaha dhallinyarada gobolka Banaadir

0
Doorasho  ka dhacaday Xurunta  Maamulka Gobolka Benaadir ee Magaalada Muqdisho  oo ay ka soo qeyb galeen Gudoomiyayaasha  dhalinyarada degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa waxaa Gudoomiye...