Gudoomiyaha dhalinyarada gobolka Benadir Mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa maanta Xarunta Horumarinta dhallinyarada Gobolka...
                    Gudoomiyaha dhalinyarada gobolka Benadir Mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa maanta Xarunta Horumarinta dhallinyarada Gobolka Banaadir ee afka qalaadna loogu yaqaano ( Mogadishu one stop...                
            Tababar lagu Baranayay Xog aruurin Ganacsi oo labaray 30 Dhalinyaro oo ka dhacay Degmada...
                    Tababarkaan ayaa waxaa soo qabanqaabiyaya Maamulka Dowladda Hoose ee Xamar iyadoo uu ujeedkiisu ahaa in loo tababaro habka arurinta Xogta Ganacsi dhalinyaro ka kala...                
            Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Benadir Mudane Cabdikafi Maxamuud Makaraan ayaa maanta waxa uu daah-furey
                    Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Benadir Mudane Cabdikafi Maxamuud Makaraan ayaa maanta waxa uu daah-furey tababar muhiim ah oo looga hadlayay saameynta uu ku leeyahay muqaadaraadka...                
            Madaxweynaha: ‘’Doorashada sannadkan dhacaysa waa cashar ay shacabku ka baranayaan dimoqraadiyadda”
                    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Soomaaliya 47 kadib ay dhacayso doorasho, tallaabadaasina ay dhiirigelineyso dib u soo...                
            Deeq mucaawino iyo lacag ah oo ay iska kaashadeen dhalinyarada Gobolka Benadir iyo...
                    Eyadoo lagu guda jiro Bisha barakaysan ee #Ramadaan ayaa Gudoomiyaha dhalinyarda Gobolka Banaadir Mudane Cabdikafi Maxamuud Makaraan maanta booqasho ku tagay Degmada Kaaraan gaar...                
            Gudomiyha Gobolka Banadir Ahna Duqa Magalada Muqdisho ayaa manta dhagax dhigay xarun cusub
                    Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale oo Manta Dhagax Dhigay Goob Loogu tala Galay in ay ku Nastaan Dhalinyarada...                
            kulan Wada tashi ah oo looga hadlayay Siyaasad dajinta dhalinyarada qaranka soomaaliyeed
                    Waxaa maanta ka dhacay aqalka dowlada hoose ee xamar kulan Wada tashi ah oo looga hadlayay Siyaasad dajinta dhalinyarada qaranka soomaaliyeed waxoona udhexeeyay wasaarada...                
            Ddhalinyarada iyo Doorashooyinka dadban 2021
                    Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Benadir Mudane Cabdikafi Maxamuud Makaraan 
ayaa maanta daah-furey tababar socon doono muddo labo maalin ah oo ay ka faa'iideysanayeen qaar ka...                
            Kulan Lagu Taageerayay Ololaha La Dagaalanka Qaadka Oo Muqdisho Lagu Qabtay
                    Kulan Lagu Taageerayay Ololaha La Dagaalanka Qaadka Oo Muqdisho Lagu Qabtay
Kulankani lagu qabtay Degmada Boondheere ee gobolka Banaadir ayaa waxaa lagu taageeray Ololaha la...                
            
			









