Kulan duco iyo Qur’aan aqris ah oo maanta lagu qabtey………..

0
Gudoomiyaha dhalinyarda gobolka banaadir mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa Galabta Ka qeyb Galay Kulan #Duco iyo #Quraan aqris ahaa oo lugu Duceynayay Shuhadadii Ku...

Madasha Doorka dhalinyarada iyo dowladnimada oo maanta lagu qabtey…….

0
Xarunta Horumarinta Dhalinyarada Gobolka Banaadir ayaa maanta waxaa lagu qabtey kulan dood-wadaag ah oo looga hadlayay, Doorka ka qeyb qaadashada dhalinyarada iyo Dowladnimada, kulankaa...

Daah Furka Ololaha Canshuuraha

0
"Daah furka Ololaha Canshuurtu waa Ceymis"" Barnamijka Wacyi Galinta Bulshada oo Manta lagu Qabtay Xarunta Aqalka Dowlada Hoose ee Xamar Ololaha Canshuurtu waa Ceymis...

Gudomoye Ku xigeenka Maamulka Iyo Maaliyada Gobolka Banaadir Mudane Ahmed Iman ayaa Manta Kormeer...

0
Gudomoye Ku xigeenka Maamulka Iyo Maaliyada Gobolka Banaadir Mudane Ahmed Iman ayaa Manta Kormeer Ku imaday Xarunta dhallinyarada Gobolka Banaadir ee Mogadishu one stop...

Deeq mucaawino iyo lacag ah oo ay iska kaashadeen dhalinyarada Gobolka Benadir iyo...

0
Eyadoo lagu guda jiro Bisha barakaysan ee #Ramadaan ayaa Gudoomiyaha dhalinyarda Gobolka Banaadir Mudane Cabdikafi Maxamuud Makaraan maanta booqasho ku tagay Degmada Kaaraan gaar...

Tartan faneedka Horumarinta Halabuurka Iyo Hidaha iyo Dhaqanka Soomaaliyeed

0
Tartan faneedka Horumarinta Halabuurka Iyo Hidaha iyo Dhaqanka Soomaaliyeed oo ay ku tartamaayaan Dhalinyarada 17 Dagmo ee Gobalka Banaadir waxaana soo qaban qaabiyay Xafiiska...

Benadir Forum on Youth electoral participation. Youth, Elections and Democratization – Beyond the National...

0
We have kicked off the three day  Benadir Youth Forum 2022 where we address Youth In Elections with FBA Folke, Elman Peace HRC, Today,...

Kulan lagu taageerayo Ra’iisal Wasaare Cumar C/rashiid oo xalay ka dhacday Muqdisho + Sawirro

0
Magaalada Muqdisho waxaa markii ugu horeysay xalay ka dhacay kulan ballaaran oo lagu taageerayo Ra'iisal Wasaaraha cusub Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke, kulankaasi oo uu...

Barnaamijka Shaqo-Abuurka Dhalinyarada Gobolka Banaadir

0
Ururka Dhalinyarada Gobolka Banaadir ayaa maanta daah furay barnaamijka "Shaqo Abuurka Dhalinyarada Gobolka Banaadir". Hirgelinta barnaamijkan waxaa lagu bilaabey in 180 Dhalinyaro oo aan wax camal shaqo ah...

Barnaamijka Nabad Side

0
Kulan ay Soo qaban qaabiyay Ururka dhalinyarda Gobalka Banaadir oo loogu magac daray Nabad~side Xasilinta Magalada Muqdisho Ugu horeeyn kulanka ayaa waxaa ka hadlay...