Shir ay wada Tashi Isugu yimaadeen Ururada Dhalinyarada Gobolka Banaadir oo kas dhacay Degmada...
Waxaa maanta oo taariikhdu tahay 17/5/2014 waxaa shir wada tashi iyo isbarasho isugu yimid 16 guddoomiye dhalinyaro shirkaas oo lagu qabtay xarunta degmada cabdicasiiis...
Kulan lagu taageerayo Ra’iisal Wasaare Cumar C/rashiid oo xalay ka dhacday Muqdisho + Sawirro
Magaalada Muqdisho waxaa markii ugu horeysay xalay ka dhacay kulan ballaaran oo lagu taageerayo Ra'iisal Wasaaraha cusub Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke, kulankaasi oo uu...
Barnaamijka Nabad Side
Kulan ay Soo qaban qaabiyay Ururka dhalinyarda Gobalka Banaadir oo loogu magac daray Nabad~side Xasilinta Magalada Muqdisho
Ugu horeeyn kulanka ayaa waxaa ka hadlay...
Shirka Gudoomiyeyaasha dhalinyarada degmooyinka gobolka Benaadir
Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Benadir Mudane Cabdikafi Maxamuud Makaraan ayaa maanta shir-gudoomiyay shirka usbuuclaha ah ee gudoomiyaasha dhalinyarada degmooyinka gobolka Banaadir.
Shirkaan oo lagu qabtay...
Gudoomiyaha dhalinyarada gobolka banaadir mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa maanta shir gudoomiyey shirka
Gudoomiyaha dhalinyarada gobolka banaadir mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa maanta shir gudoomiyey shirka isbuuclaha ah ee gudoomiyaasha dhalinyarada degmooyinka gobolka banaadir iyo konsolka sare...
Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobalka Banaadir oo Xaflad Soo dhaweyn ah loogu sameeyay Magaalada Nairobi
Xafladani oo ay soo qaban qaabiyeen ururada dhalinyarada soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka kenya...
Kulanka isdhaxgalka dhalinyarada Degmada Dayniile.
Gudomiyaha dhalinyarada Gobolka Benaadir Md Abdikaafi Mohamoud Makaran ayaa ka qeybgalay kulan ay soo qabanqaabiyeen Maamulka Degmada Dayniile iyo dhalinyarada Degmada, wuxuuna ujeedka Kulanka...
GUDOOMIYAHA URURKA DHALINYARADA GOBOLKA BANAADIR AYAA KA QEYB GALAY XAFLAD EE...
GUDOOMIYAHA URURKA DHALINYARADA GOBOLKA BANAADIR AYAA KA QEYB GALAY XAFLAD EE SOO QABAN QABIYEN ARDAYDA MIDOWGA JAAMACADAHA
Xaflad oo ka soo qeyb galeen masuulin fara...
Maalintii 2aad ee bernaamijka dib usoo nooleynta bilicda caasimada ee doorka dhalinyarada gobolka Benadir
Gudoomiyaha dhalinyarda gobolka banaadir mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan iyo gudoomiye ku xigeenka arimaha bulshada ee degmada Yaqshid ayaa maanta si wadajir ah maalintii 2aad...










