Daah-furka Mashruuc ay iska kaashanayaan……..

0
Gudoomiyaha dhalinyarada Gobolka Benadir Mudane Cabdikafi Maxamuud Makaraan ayaa maanta ka qeyb galay Daah-furka Mashruuc ay iska kaashanayeen Maamulka Gobolka Banaadir iyo qaar ka...

Qorshaha Doorashooyinka Qaranka iyo dhalinyarada gobolka Banaadir oo…….

0
Gobolka Waxaa xarunta dhalinyarada gobolka Benadir ee #Mogadishu_one_stop_youth_center maanta lagu qabtay tababar muhiim ah oo looga hadlayay Doorashooyinka qaranka (National Election), Tababarkaan oo cinwaankiisu...

Madasha Doorka dhalinyarada iyo dowladnimada oo maanta lagu qabtey…….

0
Xarunta Horumarinta Dhalinyarada Gobolka Banaadir ayaa maanta waxaa lagu qabtey kulan dood-wadaag ah oo looga hadlayay, Doorka ka qeyb qaadashada dhalinyarada iyo Dowladnimada, kulankaa...

Gudoomiye Dhalinyarada Gobolka Banaadir oo ka qeyb galay Doorashada G/Dhalinyarada Degmada Boondeere

0
Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Banaadir Cabdi Kaafi Maxamuud Makaraan ayaa ka qeyb galay Munaasabad heer sare loo soo agaasimay oo lagu dooranaayay Gudoomiyha dhalinyarada Demgada...

Shirka Gudoomiyeyaasha dhalinyarada degmooyinka gobolka Benaadir

0
Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Benadir Mudane Cabdikafi Maxamuud Makaraan ayaa maanta shir-gudoomiyay shirka usbuuclaha ah ee gudoomiyaasha dhalinyarada degmooyinka gobolka Banaadir. Shirkaan oo lagu qabtay...

Kusimaha Gudomiyaha Gobolka banaadir Ayaa manta dhagax dhigay Xarunta Dhalinyarada

0
Kusimaha guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna guddoomiye kuxigeenka maamulka iyo maaliyadda gobolka mudane Xuseen Maxamed Nuur ayaa maanta dhagax dhigay mashruuc lagu dhisaayo xarunta dhallinyarada...

Gudoomiyaha Dhalinyarda Gobolka banaadir Mudane Cabdikafi Maxamuud Makaraan ayaa maanta xafiiskiisa

0
Gudoomiyaha Dhalinyarda Gobolka banaadir Mudane Cabdikafi Maxamuud Makaraan ayaa maanta xafiiskiisa xarunta dhalinyarada gobolka Benadir ku qaabilay Ururka ardeyda Adeegga Bulshada Ee jaamacadda Ummaxda...

Gudomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Mudane Mohamed Yabooh ayaa manta soo

0
Gudomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Mudane Mohamed Yabooh ayaa manta soo xeraya Shir socday muddo 3maalin ah. Waxaana loo qabtay dhallinyarada Gobolka banaadir....

Gudoomiye ku-xigeenka arrimaha Bulshada iyo Wacyi galinta Maamulka Gobolka Banaadir Marwo Basma Caamir Jaketti...

0
Gudoomiye ku-xigeenka arrimaha Bulshada iyo Wacyi galinta Maamulka Gobolka Banaadir Marwo Basma Caamir Jaketti ayaa maanta soo gaba-gabaysay, soonna xirtay Barnaamijkii Wacyi galinta Coved...

Guddoomiye Muungaab oo madaxda Hay’adda TIKA kala hadlay sidii ay u dadajin lahayeen dhismaha...

0
Guddoomiye Muungaab oo madaxda Hay’adda TIKA kala hadlay sidii ay u dadajin lahayeen dhismaha Jidka Wadnaha Published on December 21, 2014 by Mohamed White-ka •...