We’re delighted to welcome the @UNFPA_SOMALIA a delegation to @MOSYC11 led by @niyioju….
We're delighted to welcome the @UNFPA_SOMALIA a delegation to @MOSYC11 led by @niyioju senior official from @UNFPA. We made more discussion in inclusive...
Kallan lagu taageerayay Ansixinta Gollaha Wasiiradda ee Cusub ayaa waxaa lagu qabtay xarunta...
Waxaa maanta xarunta Dhalinyarada Gobolka Benadir lagu qabtay kulan lagu taageerayay Dhismaha iyo ansixinta golaha Wasiirada oo ugu dambeyn Xildhibaannada ay wadar oggol ku...
BARYA Vision And Mission
BARYA Vision
The vision of BARYA is to realize youth to live in peace, development and prosperity in future.
BARYA Mission
BARYA mission is to create an...
Gudoomiyaha dhalinyarada gobolka banaadir mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa maanta shir gudoomiyey shirka
Gudoomiyaha dhalinyarada gobolka banaadir mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa maanta shir gudoomiyey shirka isbuuclaha ah ee gudoomiyaasha dhalinyarada degmooyinka gobolka banaadir iyo konsolka sare...
Background
Background
BARYA abbreviated “ Banadir Regional Youth Association” is governmental Association focusing on awareness and development for all youth in Benadir Region. The Association...
XAFLAD LAGU TAGEERAYO MADAXWEYNAHA JFS MUDANE MAHAMED ABDULLAHI (FARMAAJO)
Xaflad lagu taagerayo madaxwaynaha JFS Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maalinimadii shalay lagu qabtay magaalada moqdisho.
Xafladaan oo ay soo qaban qaabiyeen dhalinyarda gobalka...
Madasha Doorka dhalinyarada iyo dowladnimada oo maanta lagu qabtey…….
Xarunta Horumarinta Dhalinyarada Gobolka Banaadir ayaa maanta waxaa lagu qabtey kulan dood-wadaag ah oo looga hadlayay, Doorka ka qeyb qaadashada dhalinyarada iyo Dowladnimada, kulankaa...
Gudomiyaha Gobolka Benaadir mudane Thabit Abdi Ayaa Tababar u soo xeray dhalinyarada
Guddomiyaha Gobolka Benadir Ahna Duqa Magalada Muqdisho Mudane Thabit Abdi Mahamed & Wasiirka Dhalinyarada Iyo sports Khadiija Mahamed diriye, Ayaa Dhalinyarada Gobolka Benadir U...
Xarunta horumarinta dhalinyarada gobolka Benadir ee #mogadishu_one_stop_youth_center ayaa marti galisey kulan
Xarunta horumarinta dhalinyarada gobolka Benadir ee #mogadishu_one_stop_youth_center ayaa marti galisey kulan Xaflad oo isugu jirey casho sharaf iyo Mahad-celin oo uu usameeyay maamulka goblka...









