Guddoomiye Muungaab oo madaxda Hay’adda TIKA kala hadlay sidii ay u dadajin lahayeen dhismaha...
Guddoomiye Muungaab oo madaxda Hay’adda TIKA kala hadlay sidii ay u dadajin lahayeen dhismaha Jidka Wadnaha
Published on December 21, 2014 by Mohamed White-ka •...
xaflad qalijabin o ay ka qeyb galeyn ma’uuliyiin kala duwan o ah heer...
Xaflad ay ku qalinjabinayeen 500-Arday oo dhameystay waxabarshada heerka Koowaad ee jaamacadda Jobkey islamarkaana ka baxay kuliyadaha kala duwan ee Jaamacaada leyadahay ayaa waxaa...
Gudoomiyaha dhalinyarada gobolka Benadir mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa Maanta shir gudoomiyey shirka……….
Gudoomiyaha dhalinyarada gobolka Benadir mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa Maanta shir gudoomiyey shirka isbuuclaha ah ee udhaxeeya Gudoomiyaasha Dhalinyarada Degmooyinka Gobolka banaadir iyo konsolka...
Shaqo Abuur
Godomiyaha dhalinyarada Gobalka Banadir Mudane Abdi Kaafi Mohamud Makaran ayaa Deeq Garsiiyay dhalinyaro Iskugu jirta Kuwa Baahiyaha Gaarka qaba iyo Kuwo aan Waxba awoodin...
Tababar lagu Baranayay Xog aruurin Ganacsi oo labaray 30 Dhalinyaro oo ka dhacay Degmada...
Tababarkaan ayaa waxaa soo qabanqaabiyaya Maamulka Dowladda Hoose ee Xamar iyadoo uu ujeedkiisu ahaa in loo tababaro habka arurinta Xogta Ganacsi dhalinyaro ka kala...
U ololeynta isbadalka Dhalinyarada Somaliyeed
Muqdisho 30 05 2016
Olole socday muddo sadex cisho ah oo lagu wacyi galinayay dhallinyarada gobolka banaadir ayaa lagu soo gabogabeeyay magaalada Xarunta dhallinyarada MOSYC...
Kulan dood cilmiyeed ah oo ka dhacay degmada Dharkeynley ee G/Benaadir.
Dood cilmyeedkan waxaa soo qabanqaabiyey dhalinyarada G/Benaadir, waxaana soo buux dhaafiyey dhalinyaro aad u fara badan oo ka kala timid afarta degmo ee galbeedka...
Dhallinyarada Gobolka Banaadir oo Fariin udiray walaalahood ka tirsan Shabaab + Sawirro
Dood cilmiyeed ay soo qaban qaabisay Hey’adda CCD ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho, kaasoo ay ka qeyb galeen boqolaal dhalinyaro ka socday 17-ka...
Gudomiye ku xigeenka Arrimaha Bulshada iyo wacyi-Galinta Gobolka Banaadir ahna Gudomiyaha Gudiga Malmaha Xuriyada...
Gudomiye ku xigeenka Arrimaha Bulshada iyo wacyi-Galinta Gobolka Banaadir ahna Gudomiyaha Gudiga Malmaha Xuriyada Marwo Basma Caamir Jaketti oo Hoggaaminayso Gudiga Ayaa Cawa Kormeeray...
Barnaamijka Isxilqaan
Dhalinyarada Degmoyinka Gobolka Banaadir iyo Maamulka Degmada Howlwadaag Oo is kaashanaya waxeey maanta olole Bilic soo celin ah Ka fuliyeen Degmada Howl-Wadaag oo Shalay...










