Gudoomiyaha ururka dhalinyarada G/ Banaadir mudane Abdikafi Mohamuud Makaraan Manta Kormeer shaqo ku tagay...
Gudoomiyaha Ururka Dhalinyarada Gobolka Banaadir iyo Mas,uul ka socday Hay,ada UN.HABITAT ayaa maanta ku tagay kormeer qaar kamid ah xarumaha Dhalinyarada ay wax ku...
Barnaamijka U istaag #Dadka, #Dalka iyo #Diinta ma ahan Siyaasad, qofna laguma taageerayo,...
Barnaamijka U istaag #Dadka, #Dalka iyo #Diinta ma ahan Siyaasad, qofna laguma taageerayo, qafna laguma eedeeyo.
____________________________________________
Ururka Dhalinyarada Gobolka Banaadir oo uu horkacayo...
XAFLAD LAGU TAGEERAYO MADAXWEYNAHA JFS MUDANE MAHAMED ABDULLAHI (FARMAAJO)
Xaflad lagu taagerayo madaxwaynaha JFS Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maalinimadii shalay lagu qabtay magaalada moqdisho.
Xafladaan oo ay soo qaban qaabiyeen dhalinyarda gobalka...
Eyadoo wali lagu guda jiro isbuucii ololaha la dagaalanka caabuqa Covid19 ayaa Gudoomiyaha dhalinyarda...
Eyadoo wali lagu guda jiro isbuucii ololaha la dagaalanka caabuqa Covid19 ayaa Gudoomiyaha dhalinyarda gobolka banaadir mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan mar kale kormeer shaqo...
Kulanka wadatashiga Dhalinyarada Gobolka Benaadir iyo Dhalinayarada Qaranka Somaliyed
Kulanka Wada tashiga Dhalinyarada Gobolka Banaadir iyo Golaha Dhalinyarada Qaranka ayaa maanta lagu qabtay Aqalka Dowladda Hoose ee xamar Kulankaan ayaa waxa goobjoog ka...
tababar ku saabsan Awooda ay dhalinyarada Soomaaliyeed u leeyihiin in ay si nabad
Xarunta Dhalinyarada ee Gobolka Banaadir ayaa maanta lagu qabtay tababar ku saabsan Awooda ay dhalinyarada Soomaaliyeed u leeyihiin in ay si nabad ah uga...
Gudomiyha Gobolka Banadir Ahna Duqa Magalada Muqdisho ayaa manta dhagax dhigay xarun cusub
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale oo Manta Dhagax Dhigay Goob Loogu tala Galay in ay ku Nastaan Dhalinyarada...
Daah-furka Mashruuc ay iska kaashanayaan……..
Gudoomiyaha dhalinyarada Gobolka Benadir Mudane Cabdikafi Maxamuud Makaraan ayaa maanta ka qeyb galay Daah-furka Mashruuc ay iska kaashanayeen Maamulka Gobolka Banaadir iyo qaar ka...
Guddoomiyaha dhallinyarada gobolka benadir mudane cabdikaafi maxamed makaraan ayaa maanta kulan is-xog wareysi
Guddoomiyaha dhallinyarada gobolka benadir mudane cabdikaafi maxamed makaraan ayaa maanta kulan is-xog wareysi ah oo ka dhacay xafiiskii ayaa waxa uu la qaatay NAADIGA...
Guddoomiye Muungaab oo madaxda Hay’adda TIKA kala hadlay sidii ay u dadajin lahayeen dhismaha...
Guddoomiye Muungaab oo madaxda Hay’adda TIKA kala hadlay sidii ay u dadajin lahayeen dhismaha Jidka Wadnaha
Published on December 21, 2014 by Mohamed White-ka •...










