GENERAL INFORMATION

0

Muxuu yahay socdaalka Gudoomiyaha Dhalinyarada gobolka Benadir Mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan uu ku tagay...

0
Gudoomiyaha dhalinyarada gobolka Benadir mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa ku booqdey degmooyinka kala ah Yaaqshiid , Shangaani, C/caziiz, Bondheere iyo deegaanka Garisballey, eyadoona laga...

Cabdikaafi Maxamuud Makaraan oo loo doortay gudoomiyaha dhallinyarada gobolka Banaadir

0
Doorasho  ka dhacaday Xurunta  Maamulka Gobolka Benaadir ee Magaalada Muqdisho  oo ay ka soo qeyb galeen Gudoomiyayaasha  dhalinyarada degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa waxaa Gudoomiye...

Dhalinyarada Gobolka Banaadir oo banaanbax kadhan ah Al-Shabaab ka dhigay Muqdisho + Sawirro

0
Dhalinyarada 17-ka degmo ee Gobolka Banaadir ayaa maanta ka dhigay magaalada Mudisho isu soo bax lagu taageerayo horumarka Maamulka Gobolka Banaadir, loogana soo horjeedo...

Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Banaadir oo soo dhaweyay Wasiirka cusub ee Dhalinyarada & sports

0
Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Banaadir Cabdi Kaafi Maxam uud oo so sharf leh u soo dhaweyay Magacabista Wasiirka...

Kallan lagu taageerayay Ansixinta Gollaha Wasiiradda ee Cusub ayaa waxaa lagu qabtay xarunta...

0
Waxaa maanta xarunta Dhalinyarada Gobolka Benadir lagu qabtay kulan lagu taageerayay  Dhismaha iyo ansixinta golaha Wasiirada oo ugu dambeyn Xildhibaannada ay wadar oggol ku...

kullanka Wadatashiga iyo ansixinta siyaasadda qaran ee dhalinyarada Soomaaliyeed 2023-2030.

0
Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Benadir Mudane Cabdikafi Maxamuud Makaraan ayaa maanta ka qeyb galay kullanka Wadatashiga iyo ansixinta siyaasadda qaran ee dhalinyarada Soomaaliyeed 2023-2030. Kullankaan...

Ururka dhalinyarada gobolka Banaadir +SAWIRO

0
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhacay Shirka Dhalinyarada 17-ka degmo ee gobolka Banadir kaas oo ay kasoo qeyb galeen dhamaan qeybaha kala duwan dhalinyarada...

Gudoomiyaha dhalinyarda gobolka Banaadir Mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa Maanta degmada Howlwadaag ka...

0
Gudoomiyaha dhalinyarda gobolka Banaadir Mudane Cabdikafi Maxamuud makaraan ayaa  Maanta degmada Howlwadaag ka fulinay Bernaamijka Diiwaangalinta xogta dhalinyarada Gobolka Banaadir, Si loogu faa'iideeyo fursadaha...

Qaabka loo dhisay xarunta dhalinyarada gobolka  banadir ee Mogadishu One Stop Youth Centre 

0
Gobolka Banadir waxaa ku nool 2.5 million oo ruux, gobolka Banaadir waa caasimada 1aad ee Soomaaliya, waxaa gobolka Banadir ku nool...